Daahir Geelle: “Dimoqraadiyada Curdanka ah ee Somalia waxay isu bedeli rabtaa keli-talisnimo”

Daahir Maxamuud Geelle oo ah Musharax u taagan doorashada Madaxweynaha dalka ayaa sheegay in khatar xoogan ay wajahayso dimuqraadiyadda curdanka ah ee Soomaaliya. Musharaxa ayaa hadalkan ka jeediyey shir maanta musharaxiinta doorashada Madaxweynaha uga furmay magaalada Muqdisho. “Dimoqraadiyadii Curdanka aheyd ee ka jirtay Somalia waxay isu bedeli rabtaa kelitalisnimo miciyo leh” ayuu yiri Daahir Maxamuud … Continue reading Daahir Geelle: “Dimoqraadiyada Curdanka ah ee Somalia waxay isu bedeli rabtaa keli-talisnimo”